|

Mogadishu, Somalia, November,13, 2012 (Wararka Dowladda Soomaaliya): His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed the Somali Federal Parliament which has officially approved the newly appointed Federal Cabinet of 10 Ministers shared equally among Somali clans, and we wish them to do their duties lawfully and abide by the National Constitution for good governance. His Excellency Prime Minister Abdi Farah welcome and he request to work nationally, regionally and globally while thanking special to the Somali Federal Parliament.
Moqdisho November 4, 2012 Golaha Wasiiradda Xukuummadda Isu-tagga Soomaaliyeed ee uu soo magacaabay Ra'iisal Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdon. 1. Marwo: Fowsiyo Yuusuf X. Aadan Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda.
2. Mudane: Cabdulahi Abyan Nuur. Wasiirka Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta.
3. Mudane :Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi. Wasiirka Gaashaandhiga
4. Mudane :Cabdikariin Xuseen Guuleed. Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka.
5. Mudane: Cabdulahi Ciil Mooge Xirsi. Wsiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Isgaarsiinta.
6. Mudane: Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka.
7. Mudane: Muxyidiin Maxamed Kaalmooy . Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud.
8. Marwo: Maryan Qaasim . Wasiirka Wasaaradda Horumirinta Adeega Bulshada.
9. Mudane: Maxamuud Axmed Xasan. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha
10. Mudane: Maxamuud Xasan Suleymaan . Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Iyo Qorsheynta.
--Dhamaad--

Mogadishu: November 1, 2012 (Wararka Dowladda ee Maanta): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Switzerland oo ay hogaaminayeen Safiirka iyo Xoghayaha Koowaad ee dalka Swiss u qaabilsan Dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga ayaa ka wada hadlay xiriirka labadda dalka iyo sidii Dowladda Switzerland uga qayb qaadan lahayd xasilinta dalka, dib u dhiska iyo Horumarinta.
Safiirka Dowladda Swiss ee dalka Soomaaliya ayaa u sheegay Madaxweynaha in markii hore Soomaaliya ay ka caawin jireen dhanka beni’adamnimadda hayeeshee haatan wixii ka dambeeya qorshoodu ballaarin doonaan islamarkaana Dowladdda Soomaaliya ay ka taageeri doonaan Siyaasadda, Dib u dhiska goboladda dalka iyo dib u habeeynta Nidaamka Maaliyadda iyo Bankiga Dhexe.
Ugu dambeeyntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya ayaa ka gudoomay Safiirka warqad hambalyo ah oo ay u soo dirtay Madaxweynaha Swiss Eveline Widmer Schlump isagoona aad iyo aad uga mahad celiyey.

- Dhamaad – Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweynaha


Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya
Office of the Somali President

Wednesday, October 10, 2012 (Wararka Dowladda ee Maanta) : President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud and President His Excellency Yoweri Musaveni met and discussed more about bilateral relations and how the two friendly nations can help each other.










| |


XAFIISKA RA'IISAL DOWLADDA SOOMAALIYA
OFFICE OF THE SOMALI PRIME MINISTER
Moqdisho: Sabti, October 6, 2012 His Excellency Abdiqaadir Farah Shirdoon (Saacid) is the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia. |


Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya
Office of the Somali President
Mogadishu, 20 September, 2012: (Somaligov News): President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed Foreign Ambassador and other Delegations are arrived in Mogadishu to discuss and congratulate with the new Somali Federal Government







Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya
Office of the Somali President

On Wednesday, October 10, 2012 (Wararka Dowladda ee Maanta) : President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud and President His Excellency Yoweri Musaveni met and discussed more about bilateral relations and how the two friendly nations can help each other.










Kampala: Monday, October 8, 2012 (Somaligov News) : President his Excellency Hassan Sheikh Mohamud and his delegation to Uganda where he should participate the 50th Independence Day of the Republic of Uganda.




Tuesday, September 18, 2012Somali President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed the Swedish Minister for International Cooperation Sweden H.E. Gunilla Carlsson and H.E. Mark Bowden.


On behalf of the People and the Government of the Democratic Republic of Somalia, we hereby inform you that the Republic of Somalia has fully inaugurated President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud on September 16, 2012 in Mogadishu, Somalia.
The Somali People and the International Community wishes our newly elected, sworn and inaugurated President His Excellency Hassan Sheikh Mohamed.
Best Wishes,
Ambassador Dr. Badal W. Kariye
The Forthcoming Prime Minister of the Republic of Somalia |