Home
The President
The Prime Minister
The Speaker of Parliamet
The Ambassadors
The Ministers
Foreign Embassies
The Security Staff
Press & Media
Contact Us
Country Info
Webmail
Email Me



Dhamaan Wararka Dowlaadda guji halkan hoose:-

 



Photo: Photo: Mogadishu on Saturday June 8, 2013 President H.E. Hassan Sheikh Mohamud met the Newly Appointed UNISOM Envoy to Somalia by the UN Secretary-General H.E. Ban Ki-moon. Truly, the UN for Somalia has been swindling phony projects since 1991 until now, and we, the Somali people know that there has not been one college, institute or university which they have ever supported to rebuild or fund to educate Somali people therefore; Somalis in the country and in abroad knows the facts. Special thanks to the Somali Diasporas for making extraordinary contributions for building all colleges, institutes and university in Somalia since 1991 until now. Welcome to the reality of the Republic of Somalia where the UN for Somalia can not longer swindle on phony projects, and we have all necessary documents since 1991 until now. Thanks to all Somalis!
Moqdisho: Sabti, June 8, 2013 (Wararka Dowladda Soomaaliya): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud oo la kulmay ergayga Qaramadda Midooway u soo magacaawday dalka Soomaaliya, and Dowladda Soomaaliya Iyo Shacabka Soomaaliya in badan ayey ka warsugayeen inay Qaramadda Midooway wax u qabato balse Qaramadda Midooway ma jiraan wax muuqda oo ay u qabatay Ummadda Soomaaliyeed sida dhisida iyo hirgelinta Koleejooyin, Machadyo amaba Jaamacaddo tan 1991 ilaa iyo hadda.

Waxaan u mahadcelinaynaa wixii ay Soomaalida u qabteen dalkooda sida dhisida iyo hirgelinta Koleejooyin, Machadyo amaba Jaamacaddo tan 1991 ilaa iyo hadda.

Waa Illaahay Mahadiis inay Soomaaliya maanta leedahay Dowladda Rasmi ah.

Waad Mahadsan Tihiin,
Mogadishu on Saturday June 8, 2013 President H.E. Hassan Sheikh Mohamud met the Newly Appointed UNISOM Envoy to Somalia by the UN Secretary-General H.E. Ban Ki-moon. Truly, the UN for Somalia has been swindling phony projects since 1991 until now, and we, the Somali people know that there has not been one college, institute or university which they have ever supported to rebuild or fund to educate Somali people therefore; Somalis in the country and in abroad knows the facts. Special thanks to the Somali Diasporas for making extraordinary contributions for building all colleges, institutes and university in Somalia since 1991 until now. Welcome to the reality of the Republic of Somalia where the UN for Somalia can not longer swindle on phony projects, and we have all necessary documents since 1991 until now. Thanks to all Somalis!

Mogadishu on Thursday April 25, 2013 Foreign Secretary William Hague travelled to Somalia to open the new British Embassy in Mogadishu.



Thursday, April Thursday 25, 2013 Madaxweynaha waxaa kala qeyb galayo shirkan R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam




PhotoPhotoPhoto

Nairobi: Friday, December 21, 2012 (Wararka Dowladda Soomaaliya):

PhotoPhoto

Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhow oo barqanimada maanta ah u dhoofaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo uu kuolmo kula soo yeelan doono madaxda dalkaas.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro iyo saraakiil ka tian madaxtooyada Somalia ayaa ka duulaya garoonka Aadan cade oo ay ku sii sagootinayaan masuuliyiin kala duwan iyo saraakiil.

Safarka madaxweynaha Somalia uu ku tegayo dalka Kenya ayaa ku soo aadaya xili xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dowladood uusan fiicneyn ka dib markii mudooyinkii u dambeeyey uu soo kala dhex galay mad madow iyo kala shaki ku saabsan qaabka loo wajahayo maamul u sameynta Jubooyinka oo Kenya ay ka joogaan ciidamo wata magaca AMISOM.

Madaxaweynaha Somalia ayaa lagu wadaa inuu kulan la yeesho dhigiisa Kenya Mwai kibaki isagoo kala hadli doona sidii labada dhinac ay feker mideysan uga qaadan lahaayeen maamul u sameynta jubooyinka oo ah xaalada ugu murugsan ee hadda heysata dowlada marka laga yimaada amaanka.

Kenya ayaa dooneysa iney maamul iyada gacan saar la leh ka dhisto gobolada Jubooyinka si ay halkaas si ay galaangal ugu yeelato, hase ahaatee qorshaha waxaa qorshahaas ka shakisan madaxada dowlada Somalia oo aaminsan in iyagu yihiin cida kaliya ee mudan iney Kismaayo maamul u sameyso, Kenyana ay ku ekaato dhinaca sugida amaanka.

Moqdisho: Friday, December 21, 2012 (Wararka Dowladda Soomaaliya): Raisul wasaaraha xukuumada Somalia Cabdi Shirdoon Faarax (Saacid) ayaa masuul kale oo cusub u magacaabay booskii uu baneeyey Abuukar Xasan Cali wasiir ku-xigeenkii hore ee Maaliyada iyo qorsheynta ee xukuumada Somalia oo jagadaas iska casilay todobaad ka hor, maalin ka dib markii loo magacaabay xilkaas, sida uu saxaafada u sheegay wasiirka warfaafinta C/llaahi Ciilmooge Xersi oo xalay shir jaraaid ku qabtay madaxtooyada.

Wasiirka ayaa sheegay in wasiir ku-xigeenka cusub ee Maaliyada loo magacaabay Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim kaasoo bedelaya Abuukar Xasan Cali oo ahaa ka mid ahaa 20 wasiir ku-xigeen iyo shan wasiiru dowle oo loo magacaabay.

Abuukar Xasan Cali ayaa sheegay todobaad ka hor inuu jagadaas iskaga casilay ka dib markii ay beeshiisu uu u cuntami waayey, ayna saluugtay xilkaas wada tashina uu la sameeyey waxgaradka iyo siyaasiyiinta beeshiisa ee ku sugan gudaha iyo dibeda.

Dhinaca kale, Wasiirka warfaafinta C/llaahi Ciilmooge Xersi ayaa dhinaca kale faahfaahin ka bixiyey kulankii caadiga ahaa ee golaha wasiirada oo xalay lagu qabtay xarunta maadaxtooyada iyo waxyaabaha looga hadlay.

Ciilmooge wasiirka Warfaafinta ayaa intaa ku daray in kulankii golaha wasiirada ee xalay looga dooday sameynta guddiyo madax banaan oo dalku yeesho kuwaasoo gaaraya ilaa 20, isagoo xusay in howsha la kala qeybsaday isla markaana uu kulanku ku soo dhamaaday jawi wanaagsan.




 

Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya

Office of the Somali President



Mogadishu, Somalia, November,13, 2012 (Wararka Dowladda Soomaaliya): His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed the Somali Federal Parliament which has officially approved the newly appointed Federal Cabinet of 10 Ministers shared equally among Somali clans, and we wish them to do their duties lawfully and abide by the National Constitution for good governance. His Excellency Prime Minister Abdi Farah welcome and he request to work nationally, regionally and globally while thanking special to the Somali Federal Parliament.

Kampala: Monday, October 8, 2012 (Somaligov News) : President his Excellency Hassan Sheikh Mohamud and his delegation to Uganda where he should participate the 50th Independence Day of the Republic of Uganda.


Thursday, October 4, 2012 President H.E. Hassan Sheikh Mohamed traveled to Hiiran State where he met the Governor of the Hiiran State and other leaders.





Mogadishu, 20 September, 2012: (Somaligov News): President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed Foreign Ambassador and other Delegations are arrived in Mogadishu to discuss and congratulate with the new Somali Federal Government


 

 


 

Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya

Office of the Somali President

Tuesday, September 18, 2012Somali President His Excellency Hassan Sheikh Mohamud welcomed the Swedish Minister for International Cooperation Sweden H.E. Gunilla Carlsson and H.E. Mark Bowden.


Xaflad2.jpg
Xaflad5.jpg
Xaflad6.jpg
Xaflad9.jpg
Xaflad8.jpg
Xaflad4.jpg

On behalf of the People and the Government of the Democratic Republic of Somalia, we hereby inform you that the Republic of Somalia has fully inaugurated President His Excellency  Hassan Sheikh Mohamud on September 16, 2012 in Mogadishu, Somalia.
 
The Somali People and the International Community wishes our newly elected, sworn and inaugurated President His Excellency Hassan Sheikh Mohamed.
 
Best Wishes,
Ambassador Dr. Badal W. Kariye
The Forthcoming Prime Minister of the Republic of Somalia
OSGIT